Kooxda Shabaab oo isaga baxeen Kismaayo - Warbixinta Keydmedia Online *Updates*

Keydmedia Online (KON) - Waqtigii Kooxda Shabaab ma dhamaaday? - Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobbolka Jubbada Hoose ayaa wali ah mid cakiran, waxaana magaalada Maanta ka jira cabsi iyo xaalad aysan galin dhowr Sano ka hor.
Maqaallo Keydmedia Online
Kooxda Shabaab oo isaga baxeen Kismaayo - Warbixinta Keydmedia Online *Updates*

Update:

Kismaayo (KON) - Warar lagu kalsoonaan karo oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Idaacadii andalus ee ku hadli jirtay afka kooxda Shabaab maanta hawada laga saaray, qalabkii idaacadana magaalada laga raray.

Kismaayo oo ay markii hore ku yaali jirtay idaacada andalus oo qura maanta waa idaacad la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.