Shaqadaada Ma Taqanaa? | Qaladkaaga Ma Qirataa?

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Maqaalkan waxaan ku bilaabaynaa Qiso dhab ah oo ka dhacday Soomaaliya. Nin Soomaali ah ayaa waqtigii isticmarkii Talyaniga kashaqayn jiray magala Luuq Kanane. Wuxuuna ahaa Tarjuman u shaqeeya Askarta Talyaniga ah, wuxuuna ka Tarjumi jiray Maxkamada, waxaana lookeeni jiray Dad badan oo lagu eedaynayo inay u gafeen Cadaanka Maamulka haya.
Shaqadaada Ma Taqanaa? | Qaladkaaga Ma Qirataa?

Isna wuxuu ahaa Qof damiir leh oo ay xanuujinayso Dadka Soomaalida ah ee lagu eedaynayo inay caayeen, aflagaadeyeen, wax u dhimeen Cadaanka Isticmaarka u yimid.

Wuxuu goostay inuu u hiiliyo Dadka Soomaalida ah, inta tabartiisa ahna kabadbaadiyo dhibka Cadaanka soo duulay.

Qofkii Danbi loo haysto, wuxuu ku oran jiray anaa ku badbaadine adu wax uun iska sheeg, xataa hadaada xujo haynin Afka iska dhaqdhaqaaji, anaa kudifaaciye.  

Arintaa ayuuna xil iska saaray, kuna dadaali jiray, wuxuuna ahaa Qof Salaadiisa iska Tukada, masaajidkanah kuxiran.

Kadibna wuxuu ku riyooday inuu lakulmay oo arkay Nabi Muxamad Calayhi asalam, aadbuuna ugu farxay arintaa, oo ah mid uu Qofkasta oo Muslim ahi ku farxi lahaa. Maalin kadib wuxuu u tagay Nin Wadaad ah, una sheegay riyada fiican ee uu arko marwalba, wadaadkiina wuxuu weydiiyay maxaad ka shaqaysaa? Isna wuxuu yiri waxaan ahay tarjumaan!

Wadaadkiina wuxuu yiri, ma cadaan dabacad baad u shaqaysaa/ daba socotaa, riyana ku arkaysaa Nabi Muxamad calayhi asalam!! Wuxuuna kula taliyay inuu Shaqada Cadaanka ka haro/ katago, oo Masajidka galo Ilaahay sifiican u caabudo, si




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.