Qiso Run Ahaan Dhacday: Sheeko iga Oohisay baa Hooyadeey ii sheegtay!

By Guuleed Xaaji Jaamac - Hooyadaey waxay idin ka Codsanaysaa in Maqaalkaan la soo galiyo Webkiina Keydmedia Online si Mujrimkaas usan Umada mar dambe dhibaato ugu geeysan oo la ogaado in uu gacan ku dhiigle yahay, waxaan ilaah ka rajeynayaa in uu Tuke Canbaar leh noqdo. Qiso Run ahaa dhacday
Maqaallo Keydmedia Online
Qiso Run Ahaan Dhacday: Sheeko iga Oohisay baa Hooyadeey ii sheegtay!

Marka ugu horeyso waan idiin salaamay Bahda Keydmedia Online oo aan Qoraaladooda aad u jeclahay, tan kale waxaa Salaamayaa dhamaan Aqrisataayasha Aqrisaneysa Qoraalkaan.

Magacaygu waa Guuleed Xaaji Jaamac kuna dhashay kuna Barbaaray Wadankav Sweden.

Waxaan rabaa in aan idiin sheego Qiso ay Hooyaday ii sheegtay Waayahii ay ku nooleed Burco. Hooyaday waxay u Shqeen jirtay Wasaarada Waxbarashada oo ay Macalimad ka aheyd Dugsiga sare ee Burco.

Waxay ku dhalatay Magaalada Burco oo Waxbarashadeeda ku dhameesatay, ka dib waxay ka soo abaxday Jaamacada Lafoole.

Waxay ii sheegtay Qiso yaab leh oo aan la ooyay, taaas oo ah: 

Waxaa Hooyadey lagu xiray Magaalada Burco Sanadkii 1982 iyadoo lagu eedeynayo in ay la shaqeynaysay Jabhadii SNM, ilaa iyo waxay xirneed SNMtii ay ka soo gasho Burco.

Xabsigii dhibaato badan ayaa lagu soo gaarsiiyay oo ilaa hada ay ka kaban la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.