Sidee loo dhisaa Xisbi Wadani ah?

Cabdullahi Ibrahim — Sida aan balanqaadayba Qormadii hore ee cinwaakeedu ahaa Dhacdadii foosha-xumeyd ee Islii ka dib Maxaa xal ah dadka Soomaaliyeed ? Taasoo aan kaga hadlay dhibaatadii ka dhacday Xaafadda islii ee Magaalada Nairobi, waxaan ku soo bandhigay Qormadaasi waxa Xalka u ah dadka Soomaaliyeed dhacdadaasi ka dib, Si looga baxo dhibaatada haysata Umadda Soomaaliyeed.
Maqaallo Keydmedia Online
Sidee loo dhisaa Xisbi Wadani ah?

Waxa aan ku soo bandhigay Qormadaasi, hal Xal oo aan u arkay inuu yahay midka kaliya ee na horyaallo Maanta, Waxa uuna Xalkaasi ahaa in la dhiso Xisbi Wadani ah oo u istaaga badbaadinta dalkan qarka u saaran in uu u kala gogo




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.