Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Dowladdi waxa ay dowlad ku tahay waa in ay leedahay Haykal iyo Haybad dowladanimo, haddii la waayana meeshaasi dowladi kama jirto, haddii la rabo wax hala iska sheegto, Waana sababta igu kaliftay inaan Maqaalkan Qore talona ka geysto sidii loo heli lahaa dowlad rasmi ah oo u qalanta Umadda Soomaaliyeed.
Bal aan ka hadlo Dowladda Maanta jirta.
Dhinaca Haykalka
Markii lasoo dhisay Baarlamaanka hadda jira sidoo kalena la soo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la filaayey inuu dhaco isbadal ballaaran oo xowli ku socdo maadaama laga baxay Ku-meelgaarkii, Keydmedia waxey soo Qortay "Isbadal Cusub - Kii la sugayay" - Laakiin waxaa muuqaato in isbadalkii la filaayey uusan dhicin.
Nasiibdarro, halkii Sano ee meesha la fadhiyeyna waxaad mooddaa in lagu dhameysatay dibad wareeg iyo Idaacad iska xayeysiin.
Dowladda dhowr iyo Tobanka Sano jirtay maanta ma lahan Wasaarado si fiican u dhisan oo leh wixii ay Wasaaradi u baahneyd haday ahaan lahayd xaruntii lagu shaqeynayey iyo Shaqaalihii aqoonta u lahaa shaqada la qabanayey, Anigu kama hadlayo Wasaarad magac u yaal ah iyo
Add comment
Comments