Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Qormadaydii hore waxa ay xanbaarsaneyd Baaq aan u diraayey Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa aan is leeyahay waa kuwa hormuudka u ah Bulshada sida Culimada, Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta, Anigoo ka codsanayey in fadhiga laga kaco oo la iska daayo taxliilinta iyo ka sheekeynta dhibaatada ka jirta Wadanka, oo loo istaago sidii loo badbaadin lahaa dalkan qarka u saran inuu u kala gogo
Add comment
Comments