Nuuradiin Faarax oo Abaalmarin Qaahira lagu Gudoonsiiyay (Daawo Masawiro)

Qaahira (Keydmedia) - Waxaa habeenimadii Jimcaha soo geleysey lagu qabtay magaalada Qaahira munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay Qoraaga weyn ee Soomaaliyeed Nuurddiin Faarax. Kulankan oo aan si aan loo kala harin ay u soo agaasimeen Soomaalida wadanka Masar ayaa waxaa Abaal Marin qaddarin ah lagu guddoon siiyey qoraaga Soomaaliyeed.
Maqaallo Keydmedia Online
Nuuradiin Faarax oo Abaalmarin Qaahira lagu Gudoonsiiyay (Daawo Masawiro)

Waxa xusid mudan in uu qoraagu asal marti uu u ahaa Jaamacadda "American Univeristy" ee Qaahira, isagoo muxaadarooyin ka soo jeediayay 2 jeer isla jaamacaddaas. Nuruddin oo khudbadihiisa uga hadlay hanaanka wax qoridda iyo hor




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.