Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Tagto hadaan la ogeyn waqtiga xaadirka ah waxba lagama sheegi karo, hadaan waqtiga la jooga laga warqabina saadaasha bari way adagtahay in wax laga sheego, sidaasi darteed waxa haboon oo la gudboon cid walba in ay la socoto isku xiranka dhacdooyinka iyo xaaladaha.
Aqoonyahanada Soomaalida ee dalka iyo dadka in ay wax u barteen aaminsan waa kuwa mar walba diiwaan galiya silsilada dhacdooyin ah isla markaana u diyaar noqda in bulshada Soomaalida ay u tabiyaan Taariikhda. Tusaalaha ugu fiican waa Film-Documentarygaan oo Prof. Cumar Caddaw noogu sharaxaayo Taariikhdii Shalay, tan Maantay Saadaalin cajiib ah ka bixinaaya mida Mustaqbalka.
Keydmedia oo Xoog badan, Maskax iyo Maalba ku bixisay sidii ay bulshada Soomaaliyeed ugu soo gudbin laheyd dhacdooyin qiima leh isla markaana taariik wanaagsan reeba ayaa waxa ay Video-gan hoose idinku soo gudbineysaa silsilada dhacdooyin ah oo ka waramaya xaaladaha Dalka iyo isbadbadalka Waayaha.
Keydmedia.net
Add comment
Comments