Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
CALANKAYAGA IYO CIIDAYADA DIFAACEDA CIDNA KUMA AAMINE, CIIDAMO SHISHEEYE DOONI MEYNEE CELIYAAY CELIYAAY!!!
Hestaan waxey ka turjumeysaa oo Sawir Siyaasadeed ka bixineysa Xaalada wadanka siiba Koofurta Soomaaliya ey Maantay ku sugantahay.
Video-gaan Taariikhiga ah oo la qaaday 1992 waxuu muujinayaa in Siyaasada Soomaaliya eysan haba yaraate waxba iska badalin. Waxaa kaliyah ku saa’iday Burburkii oo sii batay, barakicii Bulshada rayidka ah oo 5.000.000 (Shan Malyan) ruux kor u dhaafay, Wadankii oo kala Googo’ay, Cirka iyo Bada oo ciidama Shiheeye (NATO) la ciir-ciiraya iyo Caasimadii Somaliya oo Calooshood u shaqeestayaal ku loolamayaan Marasta iyo Maatadana ey uu qafaalantahay.
Daawasho Wacan:
Keydmedia.net
Add comment
Comments