Warbixin: Howlgalka Nabad ku Afur oo isku badelay “Naxdin ku Afur”

Muqdisho (KON) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa balanqaaday kahor inta ay dhalan Bisha Ramadaan Barnaamij ay ugu magacdartay "Nabad ku Afur", kaasi oo Ujeedkiisu ahaa in aysan Caasimadda ka dhicin Falal ka dhan ah Amaanka inta lagu guda jiro Ramadaanka.
Warbixin: Howlgalka Nabad ku Afur oo isku badelay “Naxdin ku Afur”

Laakiin, Barnamijkaasi Nabad ku Afur ayaa noqday mid fashilmay oo isku badelay Naxdin ku Afur, kadib markii Al shabaab ay 5-tii Maalmood ee ugu horeysay Bisha Ramadaan ay ku daahfurtay Dilka in ka badan 8 Askari & Xildhibaan Shalay la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.