Waxaa na haysata Hogaan-xumi!

Cabdullahi Ibraahim — Ku dhawaad 30 Sano, waxaa maalinba maalinta ka danbeysa sii laba lixaadsanayo Dagaalada Sokeeye ee Dalka ka jira iyagoo marba gashanayo shaati cusub oo ka duwan kii hore, ilaa la isla soo gaaray heer la is yiraahdo, waxaad tahiin Murtadiin ay waajib tahay in la laayo, waxaad tihiin Khawaarij ay waajib tahay in loo kaashado cid walbo xatta Xabasho.
Maqaallo Keydmedia Online
Waxaa na haysata Hogaan-xumi!

Dhowr iyo Labaatan Sano ka dib, wali ma muuqato in laga daalay dagaaladan macnadara ah ee baabi




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.