Yaa Ka Dambeeyay Xasuuqa Takhaatiirta? - Yeese dan ugu jirtaa?

Keydmedia Online - Yee dan ugu jirtaa Dilka Waxgaradka iyo Wariyaalka Soomaaliyeed? - Tobonkaan Sano dambe Koofurta Soomaaliya waxaa ku socda Qorshayaal kahor imaanaya Xuquuqda Insaanka, Horumarka Dalka iyo Nabad ka aslaxda Soomaaliya.
Maqaallo Keydmedia Online
Yaa Ka Dambeeyay Xasuuqa Takhaatiirta? - Yeese dan ugu jirtaa?

Waxaa si isdaba joog ah loo fuliyaa Qaraxyo lala beegsanayo Bulshada Taagta daran oo aan waxba galabsan cidnana Dambi ka galin: Dib u milicsada Qaraxii Isbitaal Madina iyo Isbitaal Banaadir, Qaraxii Hotel Shaamoow iyo Hotel Muna, Qaraxii lagu Xasuuqay Ardaydii Dowlada Turkigu u fidisay Deeqda Waxbarasho. Xasuuqii Ardayda iyo Waalidiintoodii wuxuu kor u dhaafay 140 Ruux, intii Goobta iyo intii Isbitaalka ku dhimatay.

Qodobka Labaad waa Dilka Qorsheysan ee lagu fuliyo Wariyaalka naftooda u huray in ey Ummada Soomaaliyeed usoo tabiyaan Xaalada Dalkoodu ku suganyahay.

Durbadiiba waxaa lala soo boodaa iney Falalkaas waxashtinimada ah (Dilalkaas / Qaraxyadaas) oo Bini




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.