Yaa Xilka Ka Qaaday Dr. Hadliye? Sabab?

Ayuub A. Aden (Keydmedia Online) - Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Dr. Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa Xilka laga qaadayaa, waxaana Xilkiisa la wareygeysa Yussur Abraar, sidee Keydmedia Online soo Qortay Asbuuc kahor.
Maqaallo Keydmedia Online
Yaa Xilka Ka Qaaday Dr. Hadliye? Sabab?

Keydmedia oo Xogtaan kasoo xigatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa Qortay in si xoog ah looga qaaday Guddoomiyaha Xilkaan oo uu hayay mudo 7 Bilood ah.

Shalay, Jimco, ayuu Dr. C/salaam Cumar Hadliye markii ugu horeysay ka hadlay Warkaas asigoo ku sugan Magaalada Nairobi, wuxuuna Xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay waddo Qorshe ay uga qaadayso Xilka uu hayo.

Asigoo la hadlaya Wakaalada Wararka ee Reuters ayuu yiri: “Haddii madaxda dowladdu go’aansadeen inay xilka iiga qaaddo warbixintii ay guddiga Qaramada Midoobay soo saareen, aniga waxaa go’aansaday in aan iscasilaaddeyda gudbiyo”

Nin la Dagaalamaya Musuq-Maasuqa

Inkastoo aysan wali cadeyn cidda bixisay Amarka looga qaaday xilka, hadana Warar ay Keydmedia heshay ayaa sheegaya in Amarka uu ka yimid banaanka, waxaana Taladaas bixiyay Wasiir Dowlada Madaxtooyada Faarax Cabdi qaadir.

Hadliye oo hayay xilkaas muddo ka yar Hal Sanno ayaa Jawaab adag ka bixiyay eedeyn uga timid qaar ka mid ah Hay




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.