Yaan La Isku Furin Albaab Fowdeed, Way Adagtahay Si Loo Xiree…!

Cabdullahi Ibrahim — Waxaa Isniintii kulan isugu yimid Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo dalbanayey in uu xilka iska Casilo Madaxweynaha aDowladda Federaalka Xasan Sheekh, waxey sheegeen in uu Xasan Sheekh ku fashilmay Hogaaminta dalka iyo in uu fuliyo balanqaadkisii xiligii uu ku jiray doorashada.
Yaan La Isku Furin Albaab Fowdeed, Way Adagtahay Si Loo Xiree…!

Xildhibaanada shiray waxa ay ku eedeeyeen Madaxweynaha in uu ku fashilmay wax ka qabashada Arimaha Amniga, Siyaasadda iyo Maamul u sameynta gobolada dalka, waxa ayna tusaale u soo qaateen Xildhibaanadaasi arimaha ka taagan Dalka sida dagaalada ka soo cusboonaaday qaar ka mid ah gobolada Dalka, jahawareerka ka jira Maamul Goboleedyada iyo dhibaatada haysata Shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibadba.

Eedaha loo soo jeediyey Madaxweynaha waa eedo culus oo uu ku weyn karo Xilkiisa haddii uusan xal Siyaasadeed la gaarin Xildhibaanada dhaliilsan sida uu u hogaamiyo Dalka, maxaa yeelay waa Isaga qofka loo doortay in uu dhibaatada ka saaro Dalka Islamarkaana la yimaado siyaasad cad oo keeni karta Soomaaliya oo mid ah Islamarkaana nabad ah.

Qodobada lagu eedeeyey Xasan Sheekh iyo dowladdisa, Ayaa waxaa ka mid ah xagga Amniga oo faraha ka baxay, Dhismaha Maamul Goboleedyada, soo nooleynta Hay




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.