In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Madaxda Tacsida iyo Cambaareynta!

Madaxda Tacsida iyo Cambaareynta!

Bashiir M. Xersi — Muuqaalka la isaga wada eg, haddana, lagu kala gaddisan mabda’a iyo mansabka, magaca la isaga wada eg, haddana, lagu kala gaddisan maamuuska iyo misaalka, maamulka la isaga wada eg, haddana, lagu kala gaddisan maaraynta. Marna muruqaa, marna maankaa, labadaa waxaa u dhexeeya waa maahsanaan iyo mala’awaal, madadaalo iyo malaa yacin.

Weerarkii Villa Somalia: Shacabka waa Marqaati in Amaanka uu gacanta ka baxay

Weerarkii Villa Somalia: Shacabka waa Marqaati in Amaanka uu gacanta ka baxay

Keydmedia Online —Fiidnimadii Xalay (Tallaadadii), xilli Shacabka Muqdisho ay u fadhiyeen Afurka ayaa Qarax weyne oo la soctay Rasaas xoogan laga maqlay Gudaha & Banaanka Dhismaha Madaxtooyadda Soomaaliya, Villa Somalia, waana markii labaad.

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Labaad

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Labaad

Bashiir Cali Barre — Qaybtii hore ee Qormada waxaan uga soo hadalnay, waxyaabaha keenay quusta ama dhaliyey. Qaybtan ee qormadan waxaan ku eegaynaa ISMAQIIQA MAAMUL GOBOLEEDYADA iyo heerka ay soo kala mareen iyo sida xaalka guud ee dalku yahay.

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ? Daawo Video

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ? Daawo Video

Keydmedia Online Inkastoo Shacabka Soomaaliyeed ay u dabaal dagayeen fantisiyaha iyo Qiimaha ay leedahay Maalinka 1-da Luuliyo oo ku beegan markii Gobollada Koonfureed ee Dalka ay ka xoroobeen Gumeysigii Talyaaniga ayna mataanoobeen Gobaladii Koonfurta iyo Waqooyga, hadana waxaa jira Nux nux iyo hadal hoose oo Muujinaya niyad jab Shacab.

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Kowaad

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Kowaad

Bashiir Cali Barre — Sida aad ciwaankaba ka aragtaan waa laba xaaladood oo midba gaarkeeda u noqon karo ciwaan madaxbaan "dhammays ah". Inaan hal ciwaan ka wada dhigo waxaa sabab u ah saamaynta ay maamul goboleedyadu ku leeyihiin xaaladda quusta ah ee dalka Soomaaliya.

? Video: Xusuusta Xoriyada | 26. Jun

? Video: Xusuusta Xoriyada | 26. Jun

Keydmedia Online - Shucuubta Dowladaha Adduunka waxey leeyihiin maalmo la qadariyo oo uga tilmaaman maalmaha kale sida waqtiyada Xoriyada iyo waqtiyada kale ee Taariikha soo jireenka ah leh oo u leh xusuus iyo Taariikh u gooni ah oo ay ku weyneeyaan isla markaan ay u sameeyaan dabaal degyo iyo Xaflado looga sheekaynayo Qiimaha iyo Qadarinta ay u leedahay Ummadaasi.

Xasan Waxaa laga dhaxlay Xabaalo!

Xasan Waxaa laga dhaxlay Xabaalo!

Dr. Ali. A. Hirabe — Waxaan aad ugu xumahay in Maamulka Koonfur Galbeed loo aqoonsado G. Bay & Bakool iyo Sh/hoose iyada oo la diidayo midkii 6 Gobol ahaa oo ay Soomaalida ku mideeysneeyd, maxaa kalifay in xiligaan dowlada Federaalka aqoonsato Maamulka Shariif Xassan Sheekh Aadan ku soo dhoodhoobay Hotel Edan?

Dekedleyda iyo Dagaaladda Sokeeye ee Soomaaliya Maxaa ka dhexeeya?

Dekedleyda iyo Dagaaladda Sokeeye ee Soomaaliya Maxaa ka dhexeeya?

Cali Xirsi Kaarshe "Kabayare" — Baryahaan waxaa Dalka ku soo cusboonaaday Dagaallo Sokeye iyo xasilooni daro ka bilaabatay Gobolada Sool iyo Sanaag, Gobolka Gedo, Gobolka Galgaduud, Jubada Hoose iyo Shabeelada Hoose.

MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN

MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Ramadan, waa bisha uu Rabbi (swt) ka doortay bilaha sanadka, markuu doonay inuu adoomihiisa usoo dajiyo, Kitaab u noqda Nuur ama Nal u iftiimiya jidka ay ku gaari lahaayeen Horumar Aduun iyo Guul Aakhiro labadaba.

‘JIHAADKA’ REER GALBEEDKA | Q: 3-aad Afganistaan kadib, waa side ‘Jihaadkii’?

‘JIHAADKA’ REER GALBEEDKA | Q: 3-aad Afganistaan kadib, waa side ‘Jihaadkii’?

Ibrahim Abdi Geele — « Qeybtii Labaad ee Qoraalka« Jihaadkii Afgaanistaan ee aan ka soo sheekeynay Qeybtii Labaad ee Qormada iyo Raggii Ameerikaanka ay abaabiyeen lacagtana ay ku bixinayeen khaliijka ee uu ugu horeeyo Sacuudiga, ee haddana cadowga laga dhigay, wuxuu isu badalay mid koox koox uga abuurma dunida muslimka oo dhan, wuxuuna yeeshay waji kale.

‘JIHAADKA’ REER GALBEEDKA | Q: 2-aad

‘JIHAADKA’ REER GALBEEDKA | Q: 2-aad

Ibrahim Abdi Geele — « Qeybtii Koowaad ee Qoraalka« Sanadkii 1970 ilaa 1976 Boqortooyadda Sacuudiga waxay abuuraysay In Dalka Soomaaliyeed ay khalalaaso galiso, waxayna ahayd in dowladdii Soomaaliyeed ay meesha ka saarto midowgii soofiyeeti oo cilmaani ahaa...