In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
Dagaallada Shabeellaha yaa hurinaya?!

Dagaallada Shabeellaha yaa hurinaya?!

Suldaan Axmed Sheekh Maxamed — Inta aan ka Jawaabin su’aasha Qormada, waxaan rabaa inaan wax kaaga sheego arrimo muhim ah, oo taariikh aysan dad badan aqoon u lahayn, kuwana ay kas iyo maag u qarinayaan, maxaa yeelay, wixii jiray cidna ma tiri karto, oo dadka dhan ayaa wada, haddana, waxaa la isku dayayaa in buuq iyo borobogaando lagu baaba’sho.

Taageerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen ‘Xabashida’

Taageerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen ‘Xabashida’

Cabdullahi Ibrahim Cumar —Jabhadaha SNM iyo SSFD waxa ay ahaayeen Labadii Jabhadood ee ugu horeeyey ee u gala Mamulkii Xabashida si ay u ridaan Dowladdii markaasi jirtay ee Kacaanka, labadaan Jabhadood waxey fureen Albaab halis ku ah Umadda Soomaaliyeed, kaas oo aan la furin Iyaga hortood ilaa Maantana furan, danbi Qaran iga dheh!

MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?

MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” — - Salaanta Islaamka kabacdi, Aqristoow mudadii burburka ee 23-sano iyo dheeraadka aheyd dalkeena hooyo wuxuu noqdey “Qubrustii Jawaasiista!”. Wadamada dariska gaar ahaan Ethiopia waxeey sirdoonkeeda heerarka kala duwan ka dhexsameeysatey Soomaalida, iyadoo kuweedana dalkeeda ka keeneeysey mudadaa aadka udheer.

Muqdisho waxaa ka jirta Riwaayad Siyaasadeed aan dhamaan u muuqan!

Muqdisho waxaa ka jirta Riwaayad Siyaasadeed aan dhamaan u muuqan!

Maxamed Odowa — Waa Magaaladii loolanka Siyaasada Soomaaliya. Marka dhinac kale laga Eego waa Gobol dhameystiran oo dadka ku nool ay tahay inay la mid-noqdaan dhanka xaquuqaha qeybaha kale ee dalka. Waa gobol dhaqaale ahaan isku filan, islamarkaana wax tar u leh dalka intiisa kale.

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan!

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan!

Yaxye Xaashi Maxamed — Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday, ee dalka ka jiray.

Maansada; Guuleed: Waxaa Tiriyey Abwaan Bashiir M. Xersi

Maansada; Guuleed: Waxaa Tiriyey Abwaan Bashiir M. Xersi

Waxaa Tiriyey; Abwaan Bashiir M. Xersi - Mudane Soomaali ah, oo xil loo dhiiba, ee marka uu wadi waayo iska casila, waxaa laga sheegay Mudane Axmed Keyse Xaaji Cabdille Wasiirka Beeraha ka ahaa xukuumaddii u horraysay dalka, iskana casilay ka dib markii nin Talyaani ah ku yiri; “Halkan anaa ku koray, adi meel fog ayaad ka timid!” oo madaxdii dalka xilligaa ay wax ka qaban waayeen, sidaana xilka isaga casilay.

Guuleed galbaye, fadlan Bashiir Goobe & C/xakiin Saacid hala inawada dhaafiyo!

Guuleed galbaye, fadlan Bashiir Goobe & C/xakiin Saacid hala inawada dhaafiyo!

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” — Maalintii Sabtida aheyd taariikhduna ku beegneyd (24/05/2014) abaarihii 11:20AM ama barqanimo ayaa waxaa Weerar lagu qaadey Xarunta Golaha Shacabka oo ey ku nafwaayeen tiro aan yareyn oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka kuwaasoo difaacayey nafta Xildhibaannada iyo Xaruntaa Qaranka inataba.

Mungaaboow: Muqdisho magangali!

Mungaaboow: Muqdisho magangali!

Bashiir M. Xersi — Anigu waxaan u aqaan Muqdisho “Magaalada unugga dhibka Soomaaliya” in badan ma maqashay magaalada bahala galeenka ah? In badan ma maqashay magaalada amniga xun? In badan ma maqashay magaalada isbaarada iyo leejada?

Nidaam Dowladeed nooceebaa ku haboon dadka Soomaaliyeed?

Nidaam Dowladeed nooceebaa ku haboon dadka Soomaaliyeed?

Cabdullahi Ibrahim — Burburkii Dowladdii Dhexe kadib, waxaa soo baxayey Aragtiyo kala duwan oo ku aadan nooca dowladnimo ee ku haboon dadka Soomaaliyeed ka dib Dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, Nidaamka Federaalka (Federal System), dadka qaarna waxey doonayaa in lagu dhaqmo Nidaamka dowladda dhexe (Central System).

Xasanoow: Laba, laba ku dar!

Xasanoow: Laba, laba ku dar!

Bashiir M. Xersi — Mudane Madaxweyne inta ku neceb iyo inta ku nacday kuma jiro, saa horaba ugama helin aragti iyo eray kaa ehe, haddana, jabkaaga ku digan maayo, walow, aad adigu deyro, daryeel la’aan iyo dullinnimo hor leh, aad noo horseedday.

SYL - Sanadguuradii 71-aad | Daawo Video

SYL - Sanadguuradii 71-aad | Daawo Video

Keydmedia Online - Halgankii SYL xurmayn iyo qaddarin weyn buu ku leeyahay Gobonimada iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed, 15ka bisha May waa in la xuso Sannad walba si aan loo hilmaamin Dadaalkii iyo doorkii hufnaa oo Leegadu kasoo qaadatay Curinta Qaranimada Soomaaliyeed.