In Doorashada heerkan soo gaarto nimanbaa abaalkeeda leh

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Keydmedia Radio

Keydmedia Radio

TOP 10

Nuug Camel Milk
HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho!

HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho!

Bashiir M. Xersi — Xilliyadii Siyaad Barre xukunkiisu jiray, weliba markii uu ugu awoodda badnaa, ayaa la soo qabqabtay dhawr lagu tuhmayay xagjirnimo. 10 ka mid ah baa tiirka la geeyay oo la toogatay, maalintii ku xigtay ayaa la yiri; “Qaar baa harsan weli oo dhuumaalaysanayee ha la soo qabto”.

Soomaaliyeey: Suudaanta ma anaa keenay!

Soomaaliyeey: Suudaanta ma anaa keenay!

Bashiir M. Xersi — Dalka intii aan Abbaha burburka Soomaaliya (Siyaad Barre) iyo jabhaduhu kala daadin, dadkana kala dilin waxaa aqoonta iyo waxbarashada hoggaanka u hayey, oo halbeeg iyo u ahayd cabbir saddax qolo, oo mid walba heer ka dib ay shiiqday kaalintoodii, siyaabo kala duwan, waxayna kala yihiin: 1- Talyaani. 2- Soofiyeet. 3- Galbeed.

Bannaanbaxyadii 2007-dii iyo kan 2014-ku Maxey ku kala duwan yihiin?

Bannaanbaxyadii 2007-dii iyo kan 2014-ku Maxey ku kala duwan yihiin?

Bashiir M. Xersi — Nin muddo badan ka soo muuqanayay Sawirrada laga soo qaado bannaan baxyada beeleysan, ee caadada u noqday dadka soomaaliyeed, ayaa la weydiiyay; “Ninyahow, ilaa intaan ku arkeynnay bannaan bax aan waxba soo kordhinayn uun baad ku jirtaaye, maxaa kuugu wacan? Miyaadanse ka daalin waxaan ujeeddo suubban oo ka danbeysa laheyn?”

Soomaalinimada iyo dhibka kasoo gaaray Beesha Hawiye! - Qeybta Koowaad

Soomaalinimada iyo dhibka kasoo gaaray Beesha Hawiye! - Qeybta Koowaad

Cabdalla Salaad 'Kugeey' — Dagaaladii Sokeeye ee Dalka ka dhacay oo Dad iyo dalba hog dheer ku riday, Qaar Dowladii uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad ayaa sababteeda iyo eedeeda lahayd ama loo tiriyaa, sida Duqeeyntii Waqooyi Galbeed, Qaarna Jabhahadii Dowladda Meleteriga la dagaallamay ayaa eedeeda iyo dhibkeeda iska lahaa, Sida SSDF, SNM iyo USC.

Haddaan naloo sedburin Soomaali ma nihin!

Haddaan naloo sedburin Soomaali ma nihin!

Bashiir M. Xersi — Hadda ka hor nin baa dukaan lahaa, oo wuxuu ku gadijiray badeecada jaadadkeeda kala duwan. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa dukaankii u soo gashay naag uur leh oo ilma yarna xambaarsan. Islaantii markay gudaha u soo gashay dukaankii ayey inta sinaha qabsatay, dukaanlihii ka dalbatay inuu u soo dejiyo alaab iskafaallaha saarnayd.

PUNTLAANEEY IN LA ISFURO WAXAA KA HOREEYSA IN HOREY LA ISKU QABAY!

PUNTLAANEEY IN LA ISFURO WAXAA KA HOREEYSA IN HOREY LA ISKU QABAY!

C/Qaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” — Salaanta Islaamka kabacdi, Sida ciwaankaba laga dheehan karo, ee Mandiga iyo caliga saliimka ahiba lagu garankaro, xiriir inta aan la jarin waxaa ka horeeysa in horta xiriir horey u jirey.

Xertii Federaalka oo Xanaftiisu gaadhay!

Xertii Federaalka oo Xanaftiisu gaadhay!

Cabdiraxiin H. Galayr — Waxaa la yidhi hadda ka hor, ayaa gobolka Togdheer xilligii uu joogay Gumeysiga waxaa laysku qabsaday Hal lammaan, oo markaas nin ka soo jeeda deegaammada Hawdka ama Doollo uu ku doodayey inuu leeyahay, Arrintii markii cilinkeedii la saari waayey, ayaa loo gudbiyey Saancaddaalihii Ingiriiska Maxkamaddiisii, waxaana la yidhi nimankani waxay isku haystaan Hashan lammaan, nin welibana waa ka biyo diiday Xeer Soomaaligii ee u garqaada.

QASWADE noqo ha lagu QIIMEEYEE!

QASWADE noqo ha lagu QIIMEEYEE!

Bashiir M. Xersi — Dhaqammada gurracan ee Soomaali gaasiray gunta iyo guddoon xumada biday waxaa ka mid ah in had iyo jeer ay gar wadeen u yihiin kuwooda ugu liita ama ugu doqonsan dhan walba, xag hal abuur, xag hormarineed, xag wax soo saar iyo xago kale oo badan, haddana, ay mar walba yihiin MAHDIGA mashkulidda iyo macallinka munaasabadda, oo aan qofna ka daba hadli karin, xaajadan kaligii marooqsanayo.

Marxuumad Saado Cali Warsame ma QABIIL bay ka dhimatay mise QARAN?!

Marxuumad Saado Cali Warsame ma QABIIL bay ka dhimatay mise QARAN?!

Mowliid Haji — Geerida Marxuumad Saado Cali Warsame Ilaahay ha u naxariistee waxay aheyd mid naxdin ku ah dhamaan shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad, waxay ku soo aaday xilli xasaasi ah oo wadanku ku jiro marxalad cuqdada iyo is-nacaybku uu marayso darajada hurdigga ama jaalaha oo ah darajada labaad ee ka hooseysa tan cas ama gudduudan.

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo!

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo!

Nasra Bakaal — Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada. Xilli barqa ah iskuullada qaarkoodna loo fasaxay munaasabadda Ciidda ayaa Axmed iyo Mustaf waxay iska soo raaceen meel xaafadda Axmed u jirta in cabbaar ah, oo kubadda Teeniska ay ku wada ciyaarayeen.

MAAMUL-BEELEEDYADU WAA SIRIQDA SOOMAALI LOOSII MILQAY!

MAAMUL-BEELEEDYADU WAA SIRIQDA SOOMAALI LOOSII MILQAY!

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” — Salaanta Islaamka kabacdi, waxaa ay waxgaradka Soomaaliyeed aad uga cabsi qabaan Maamul-Beeleedyadan lagu sheego “Federalism” iyo dagaallo baaxad weyn ee uu dhaliyo, una dhaxeeyndooda qeeybtiisa hore Maamul-Beeleedyada midkastaahiba ka dabqaato lagana taageero caasimadaha shisheeye sida Nairobi iyo Adisababa, waa hadii xitaa Al-Shabaab meesha ka baxaan’e.