Xagee Ku Dambeeyaan “Mujaahidiintaan” ...?

Aduunyooy xaalkaa ba'. Ma aha markii ugu horaysay Taariikhda Aduunka iyo midda Soomaaliyaba ay soo maraan Hogaamiye-kooxeedyo dhinac mara oo diida caqliga toosan iyo hanuunka Rabi. Kuwaasoo isku maleeya in iyaga uu Rabi u doortay inay hogaamiyaan Bulshada ay ku dhex nool yihiin siday doonaana ka yeelaan.
Faallo Keydmedia Online
Xagee Ku Dambeeyaan “Mujaahidiintaan” ...?

Waxay diidaan yihiin talooyinka wanaagsan, waxayna Indhaha ka laabtaan wixi ku dhacay kuwii iyaga ka horeeyay. Dalkeena Soomaaliya waxa soo maray Hogaamiye-kooxeedyo iyo hogaamiye-diineed ka been-sheega kitaabka Rabi, kuwaasoo ka shalaayay dibna u xasuustay waqtigii ay waxqaban kareen ee soo maray, iyo fursadii dahabiga aheyd ee kasoo dhuntay.

Qoraalkan oo ah mid iskiis isku fasiraya waxan kusoo Bandhigaynaa "Hogaamiye-Diineedkii" beenta ahaa ee Sanadihii lasoo dhaafay soo maray Soomaaliya iyo halka ay ku dambeeyaan hada. Iyo kuwa wadadooda ku socda oo la ogyahay inay raadinayaan sidii ay uga bixi lahaayeen dhiiga ay gacmaha kula.

1 - Xasan Daahir Aweys 

Waxaa ku bilaabeynaa Xasan Daahir Aweys oo Madax ka ahaa MMI Barlamaankii ay lahaayeen, wuxuuna muddo dheer ku soo dhex jiray Dagaalada Sokeeye, isagoo lagu tilmaamo inuu yahay Hogaamiye kooxeed-diimeed ee hubeysan, wuxuu mas




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.