KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Labadii xubin ee guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha ayaa la ansixiyay, iyadoo uu socdo kulankii Golaha Shacabka ee maanta.
MUQDISHO, Soomaaliya - Labadii xubin ee guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha ayaa la ansixiyay.
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdullaahi Xamza oo ka mid ah Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo Federaalka, waxaana ogolaatay 136 -Xildhibaan 3-Xildhibaan ayaa ka aamustay wax diidayna ma jirin.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.