KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Inku dhow 20 qof oo carruur u badan ayaa la xaqiijyay in fataahaada ay ku geeriyoodeen, ayadoouu jiro bur bur xooggan oo biyaha fatahaadu ay sababeen.
Xaalada Baladweyn aad ayay u kacsantahay, fatahaada iyo roobabkuna wali waa ay socdaa.
Waxaa soconaya gurmadyo xooggan oo ay kala wadaan saraakiisha Maamulka Hiiraan, AMISOM iyo ganacsatada kuwaasoo ay ku doonayaan inay uga hor tagaan fataahadda.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.