Warar Keydmedia Online | 25 July 2010

Wararka laga helayo Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Magaaladaasi laga furay xarun loogu tala galay Daryeelka Dadka ka xanuunsanaya dhimirka ee ku sugan Magaaladaasi.

Warar Keydmedia Online | 25 July 2010

Maamulka Gobalka Sh.hoose oo kulan la qaatay odayaasha deegaanka Sh.hoose ayaa ugu baaqay in ay diyaariyaan dhalinyaro ka qeyb gasho Dagaalka Dowlada looga Soo horjeedo.

Warar Keydmedia Online | 25 July 2010

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay saacadihii la soo dhaafay soo gaareen qaar ka mid ah Dhalinyaradii lagu soo dulimiyay Gobalada Bari iyo Nugaal.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2010

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobalka Banaadir ee arimaha amaanka C/salaan Daahir C/lle ayaa maanta ka hadlay u jeedada howl galada ciidamada Dowlada ee gobalka Banaadir

Warar Keydmedia Online | 24 July 2010

A Interview with Sharif Hassan Sheikh Aden - Former Speaker of the Transitional Federal Parliament, and a member of the Alliance for the Re-liberation of Somalia.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2010

Waxaa maanta gudaha Magaalada Muqdsiho Dowlada KMG ah ay ka sheegtay in Magaalada lagu furay maxjar xoolaad.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2010

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah ayaa saakay gabi ahaan is hortaag ku sameeyay dhaqdhaqaayadii waxbarasho ee ka jiray Degmada waabari.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2010

Waxaa saakay Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho Madafac ku dhacay uu sababay geerida dad garab rarata ah oo suuqaasi u soo dukaameysi tagay.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2010

Wararka laga helayo Deegaanada loo barakacay ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari uu sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2010

Wararka laga helayo Deegaanka Ceel gaal ee Duleedka Bari ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in halkaasi iminka ay xasiloontahay kadib dagaalo shalay galinkii danbe ilaa xalay fiidkii ka dhacay.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2010

Max'ed cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) oo xili gudoomiye ka soo noqday gobalka Banaadir oo ka hadlayay kulan ay isugu yimaadeen odayaal, siyaasiyiin, wasiir iyo maamulka xiligan ee gobalka ayaa sheegay in isbadal weyn uu jiro xiligan.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2010

Wasiirka arimaha Gudaha Dowlada KMG Shiikh C/qaadir Cali Cumar ayaa shaaca ka qaaday in xiligan la joogo loo baahan yahay is badal iyo isu tanaasulaad in la sameeyo.