Warar Keydmedia Online | 10 December 2010

Garawe(keydmedia) Waxaa xalay gudaha magaalada Garawe Bam lagu weeraray guriga uu magaaladaasi ka daganaa Wasiirka warfaafinta maamulka Faroole C/xakiin Axmed Guuleed.

Warar Keydmedia Online | 10 December 2010

Boosaaso(keydmedia) Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobalka Bari ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado falalka arxan darro ee maamulka Faroole uu kula kaco shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dhacdadii dhawr casho ka hor ka dhacday duleedka magaalada Galkacyo.

Warar Keydmedia Online | 10 December 2010

Kismaayo(keydmedia) Waxaa aad isu soo taraya warar tilmaamaya in ismaandhaaf la xiriira dhanka maamulka uu ka taaganyahay gobalada jubooyinka ee ay ka taliyaan xoogaga dowladda ka soo horjeeda.

Warar Keydmedia Online | 10 December 2010

Buurhakaba(keydmedia) Ganacsatada degmada Buurhakaba ee gobalka Bay ayaa ka biya diiday dalab ugu yimid maamulka halkaasi ka taliya ee kooxaha dowladda ka soo horjeeda.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

(W/Q: Sucaad)Qaraxii shaamoow qasaarooyinkii ka dhacay*Qaluubta na wada xanuunto qiyaas lahayn*Qoon habaar qaba qarankeena dhaaweceen*Qadar saacadah aniigo wax qabadki gabay*Qalibigay qaban qaabinahayo baraanbur qaran*

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Abwaankaan waxuu Keydmedia ka Codsaday labo Arimood: Tan koobaad in aan Magaciisa la Sheegin. Tan Labaad in Gabaygaan loo Gudbiyo Bulshada ku Xiran keydmedia.net

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Boosaaso(keydmedia) Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in gabal dhicii galabata qarax miino lagula beegsaday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari askar ka tirsan maamulka Faroole.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Sanca(Keydmedia) Qunsul ku xigeenka Safaarada Soomaalida ee Yamen ayaa shaaca ka qaaday in seddexdii bilood ee la soo dhaafay ay ku geeriyoodeen xadka u dhaxeeya Yamen iyo Sacuudiga.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Stockholm (keydmedia) Maxkamadda sare ee Dalka Sweden ayaa xukun maxkamadeed labo sano ah ku riday laba dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo loo heystay dacwad la xiriirta taageera siinta kooxaha ka dagaalama Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Muqdisho(keydmedia) Afhayeenka odayaasha hawiye Axmed Diiriye Cali oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday maxkamadda Milatariga dowladda KMG ah in ay dib u eegto xukun maxkamadeed ay ku riday nin ku eedeysanaa tuuris Bam oo laga qabtay degmada Xamarweyne.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Galgala(Keydmedia) Shiikh Max’ed Saciid Ata moo ah horjoogaha kooxda ku dhuumaaleysata buuraleyda galgala ee la dagaalanta Faroole ayaa sheegay in dhibaatooyinkii ka dhacay duleedka mudug dhawaan ay mas’uul ka ahaayeen Faroole iyo taageerayaashiisa.

Warar Keydmedia Online | 9 December 2010

Muqdisho(keydmedia) Max’ud Cabdi Ibraahim (Garweyne) oo hore u ahaa wasiirkii Bani’aadanimada dowladda KMG ah iminkana ku magacaabay wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha ayaa ku eedeeyay hey’adaha samafalka wax qabad la’aan.