KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa sidoo kale TV-ga Astaan ka mamnuucday inuu ka shaqeeyo degaanada Maamulka Somaliland.
HARGEYSA, Soomaaliya - Maxkamad ku taalla Hargeysa ayaa maanta shan sano oo xabsi ah ku xukuntay C/raxmaan Yuusuf oo ah Aas-aasaha TV maxali ah oo fadhigiisu yahay Muqdisho oo Astaan TV lagu magacaabo.
Xukunka ayaa la riday shan bilood kadib markii uu xabsiga ku jiray, waxaana sidoo kale ninkan lagu ganaaxay 2 bilyan oo Shilinka Somaliland, iyadoo aysan Maxkamadda sheegin sababta ka dambeysay xariga iyo xunka Muwaadinka.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.