Abuu Mansuur Al-Amriiki oo la toogtay

Kismaayo (KON) - Warar Caawa Xafiiska Keydmedia Online (KON) ee Kismaayo soo gaaray, ayaa sheegaya in Kooxo uu soo diray Axmed Godane ay galabta toogteen Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriiki.
Warar Keydmedia Online

Fu

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.