KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Falkaan Dilkaa ayuu waxuu ku yimid mar ay Werareen Cidamada Bada ee Dalka Mareykanku Fariisin ay Kooxda AlQaacida ku leedahay Koonfurta Buraleyda Yemen.
Raggan Al Qaacidda ee la sheegay in la Dilay ayaa waxaay ahayeen kuwo Diirada lagu hayey oo ka dhex muuqda Ururka al qaacida, waxayna sheegee inuu ka mid ahaa Nin Soomaali ah oo dhawaanahaan ku raad Joogeen.Lama shaacin Magacyada Ragaas ay Ciidamada Mareykanku laayeen iyo Darajada ay kala hayeen.
Ururka AlQacida wax war ah kama soo saarin warkaa u Af hayeenka Mareykanku Idaacadaha ka sii daayey.
Keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.