KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Shiikh Ibraahim Xasan oo ka mid ah hogaanada garabyada ahlu-suna ayaa sheegay in bisha soo socota C.waaq lagu qaban doono shirkaasi, isla markaana ay ka soo qeyb gali doonaan dhamaan garbayada ahlu-suna.
Mudooyinkanba waxaa muuqanayay in khilaafaad xoog leh ay soo kala dhex galayeen ahlu-suna garabyadeeda kala duwan, waxaana uu sheegay mas’uulkan Ahlu-suna ka tirsan in khilaafkooda ay soo afjari doonaan.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.