KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Goobjoogeyaal ku sugan Degmada ayaa Keydmedia Online u sheegay in Maleeshiyaadkii Al-shabaab oo wata Gaadiidka Dagaalka ay Magaalada oga baxeen Dhanka Galbeedka.
Waxaana Wararka Qaar ay sheegayaan in Al-shabaabkii ka baxay degmada ay Fariisimo ka sameeysteen Duleedka Magaalada,halkaan oo ay ka Qoteen Dhufeesyo Ciidan.
Sidoo kale Warar Goor dhaw nasoo gaaray Degmada ayaa sheegay in Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ay Degmada Buur-dhuube ee Gobolka Gedo ku dhaw yihiin,sida ay noo xaqiijiyeen Maamulka Gobolka.
Ciidamada Huwantaa ayaa la sheegay in Magaalada ay u jiraan,wax ka yar 10-KM,ayadoona laga yaabo in ay Gudaha u soo galaan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Dadka Degmada ayaa ka Cabsi qaba Dagaal halkaas ku dhexmara Ciidamada Huwantaa iyo Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab Al-Qaa
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.