KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka Deegaanka ayaa sheegay in gabi ahaanba ay "Is kaga carareen" Kooxda Al-Shabaab degmada Jalalaqsi.
Keydmedia Online oo la xiriirtay Qaar kamid ah Dadka Deegaanka ayaa ogaatay in Cabsi ay ka jirto Degmada kadib markii Ciidamo farabadan lagu arkay Agagaarka Degmada.
Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay kusii wajahanyihiin hinaca Buula-burde.
Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa Shalay la wareegay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha dhexe.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.