KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka mid ah saraakiisha kooxda Al-shabaab ee dhinaca warfaafinta oo ku faanay qaraxii ka dhacay Afaafka hore ee madaxtooyada ayaa sheegay in ay qorshaynayaan weeraro kale.
Wuxuu sheegay in ay weerari doonaan xarumaha dowlada oo ay ku jirto xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Sidoo kale ninkaan u hadlay maleeshiyada Al-Shabaab ayaa wuxuu sheegay in ay beegsan doonaan ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya, oo uu sheegay in ay dhibaato ku haayaan shacabka.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.