Al-Shbaab oo sheegay in ay dileen Dennis Allex

Muqdisho (KON) Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay in ay dileen sargaalkii faransiiska ahaa oo ay haayaan.
Warar Keydmedia Online

 

War kooban oo ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in sargaalkaan la toogtay ka dib markii maalintii shalay halayd Al-Shabaab ay sheegeen in ay dili doonaan.

Al-Shabaab masheegin halka uu ka dhacay dilka Dennis Allex laakiin warbaahinta kooxdaan ayaa sheegaysa in lagu toogtay deg,ada Buula Mareer.

Faah Faahin dheeraad ah la soco goor dhow.

Keydmedia Online Xafiiika Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.