Al shabaab oo Nin ku toogtay Buurdhuubo

Kismaayo (Keydmedia) - Kooxda Shabaabka ayaa nin dhalinyara ah ku toogtay fagaaro weyn oo ku yaala bartamaha degmada Buurdhuubo ee gobbalka Gedo, kaasoo ay ku eedeeyeen inuu basaas ama wardoon u ahaa TFG-da kana tirsanaa ciidamada TFG-da ee ku sugan qeybo ka tirsan gobbalka Gedo.
Warar Keydmedia Online

Ninka la toogtay waxaa lagu magacaabi jiray Cali Nuur Cali da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.