KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Marxuun C/risaaq X. Xusen ayaa mar waxuu Soomaaliya ka noqday R/wasaare Sanadkii 1967 Dawladii lagu sheegi jiray “Dawlada Musuq Maasuqa”.
Marxuunka ayaa waxuu ka mid noqday Ururka Dhalinayada Soomaaliyeed ee SYL inta uusan furan Xisbigii Mucaaradka ahaa oo la Magac-baxay “DEBKA”.
Marxuunka ayaa wuxuu ku Dhashay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo 1924, waxuuna hada ku Geeriyooday da’da 90 Sano, lama sheegin wax Caruur ah oo u Aduunka uga tagay.
Suxufiyiinta KEYDMEDIA ONLINE ayaa Illahay waxay Murxuunka uga baryayaan in u Janadii ku maneydto Eheladii u ka tagayna Samir iyo Imman ka siiyo. Aamiin.
Keydmedia Online
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.