KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ninka isqarxiyay oo galaaftay nolosha laba askari oo katirsan AMISOM iyo askari Soomaali ah ayaa Alshabaab magaciisa ku sheegeen Cabdulaahi Axmed oo 25 jir ah, kaas oo dalka u yimid in uu naftiisa ku waayo is qarxin.
Websitka waxaa kale oo lasaaray warar kale oo shegayo in uu duubay inti uusan isqarxin isaa oo ku sheegaya sababaha isu isu qrxinayo dhibaato kirishtaameentu ay ku hayaan dalalka muslimiinta
Ninkaan ayaa waxa uu noqonayaa wiilkii sedaxaad ee Soomaali Ameerikaan ah ee qarax ismiidaanin ah kafuliya Soomaaliya.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.