Alshabaab oo Awdhegle ku xirxirtay Beeraley

AWDHEGLE(KEYDMEDIA) Kooxda Shabaab ee ka talisa gobalka Sh.hoose ayaa shalay galinkii danbe waxa ay xabsiga dhigtay xubna ka tirsan Beeraleyda degmadaasi.
Warar Keydmedia Online

Dadka la xiray ayaa la tilmaamay in ay ahaayeen kuwa ka amar adeegay bixinta qarashaad baad ah waxaana arintaasi ay horseeday in beeraleyda xabsi la dhigo.

Xiliya hore ayaa sidan oo kale Shabaab waxa ay xabsiga dhigeen dad ka madax adeegay amaradooda baada ku saleysan, waxaana dadkan badankood ay noqdeen kuwa dib loo soo daayay kolkii lacagihii laga rabay in ka badan laga qaaday.

 WWW.KEYDMEDIA.NET

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.