KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Kooxaha hubeysan oo ka tirsan Shababa ayaa waxa ay dadka ka kala eryeen ceeli biyoodyada iyagoona bilaabay halkaasi in iyagu ay ka waraabaan, waxaana ceelashan asalkoodii u qoday dadka abaarta ay saameysay ganacsato deegaanka ah oo u danqatay walaalaha dhibaateysan.
Talaabadan ayaa ah mid daboolka ka qaadeysa arxan darada shabaab iyo sida aanay ugu diir naxeyn dadka walaalaha ah ee dhibaateysan
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.