KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka la xiray ayaa tiradooda lagu sheegay 7 qof waxaana la sii daayay 2 qof kadib markii ay bixiyeen lacago laaluusha ah oo ay shabaabku doonayeen.
Inta badan kooxda shabaab ayaa iyada oo ku faanisa hubka ay gacanta ku heystaan waxa ay si qasab ah xabsiyada ugu dhaadhicisaa dadka Soomaaliyeed ee aan hubeesneen kuna nool deegaanada shabaabka ay taliyaan
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.