Alshabaab oo Gaadiid dawo u siday Barakacayaal Gubtay

GEDO(KEYDMEDIA) kooxda Shabaab ayaa inta u dhaxeysa Baled-xaawo iyo Garbohaareey waxa ay ku gubtay gaari sahay gargaar oo dawa ah u waday dad ku dhibaateysan qeyba ka mid ah gobalka Gedo.
Warar Keydmedia Online

Gaariga  ayaa ka soo ambabaxay degmada mandheere ee dhacda xaduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo kenya, waxaana la sheegay dawadeen in ay barakacayaasha ugu tala gashay hey’ad maxali ah oo deegaanka ka shaqeysa.

Taloobiynkan ayaa ah kuwa si cad daboolka uga qaadaya in shabaab aanay sinaba raali uga aheyn  nolasha iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed taas badalkeedna ay mar walba ka shaqeynayaan dhibaateynta iyo baab’inta umada Soomaaliyeed.

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.