Alshabaab: Shacabka ma barakici karaan

BAYDHABO(KEYDMEDIA) kooxda shabaab ayaa ugu baaqday shacabka ku dhibaateysan deegaanada ay ka taliyaan in aanay bara kici Karin isla markaana loo baahanyahay in abaarta ay u dulqaataan.
Warar Keydmedia Online

Afhayeenka shabaab  Cali dheere oo la hadlay warbaahinta codka shababa ku hadasha ayaa sheegay  in aan la ogolaan doonin dadka abaarta ay saameysay in ay cararaan oo ay gaaraan goobaha ay tuhmayaan in gargaar ay ka heli karaan.

Waxa uu ku celceliyay Cali dheere in  abaarta laga bixi doono loona baahan yahay dadka in ay daganaadaa deegaanadooda ayna Alshabaab gacan siiyaan.

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.