KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxaa ka qeyb galay kulanka madaxda dowlada, saraakiisha ciidamada , wasiiro iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Amisom waxaana kulanka leyskula meel dhigay in qidad cusub oo shabaab lagula dagaalayo la jeexo.
Inkastoo aan go’aan sugan laga gaarin kulankaasi ayaa hadana waxa ay u balameen dhinacyada in kulan danbe ay isugu yimaadaan si loo falan qeeyo arimaha muhiimka ah, waxaana ila madax banaan ay sheegayaan in dowlada ay ku fakareyso dagaal bishan dhaca oo ay kula wareegto muqdisho.
Dagaalo bishii hore ka dhacay muqdisho ayaa waxaa ku kala xirmay magaalada Muqdisho oo ay mudadanba isku xireysay hal wado oo kaliya, waxaana hadda ay noqotay mid kala xiran.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.