KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Duqeynta Amisom ayaa badankeed lala bartilmaameedsaday xaafadaha ka maqan gacanta dowlada, waxaana ka dhashay arinkaasi qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Sida la xaqiijiyay waxaa geeriyooday 10 ruux oo rayid ah iyadoona ay dhaawacmeen 30 kale, waxaana dadka dhintay laba ka mid ah ay ahaayeen kuwa saarnaa gaari Pl- ah oo marayay wadada warshadaha.
Hubka ay adeegsanayeen Ciidamada Amisom oo ahaa mid aan hora looga baran ayaa waxaa laga tuurayay xalane iyo fariisimo kale.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.