KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Amisom ayaa Degaankaas ku xasuuqday 7 Qof oo rayid ah oo ay shan ka mid ah ahaayeen Carruur.
Sida Keydmedia Online horay usoo qortay Ciidamda Amisom ayaa Xasuuq badan ka geesteen Gobolada Shabeelaha Hoose, Gedo iyo Jubbooyinka.
Baaritaan ay si wada jir ah u sameeyeen guddi isugu jira Soomaali iyo Midowga Afrika waxaana lagu sheegay in Ciidamda ay u dhaqmeen "Si Waafaqsan Xeerka Caalamiga ah ee la oggol yahay" waa sidee kusoo qoreen Warbixinta.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.