KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ardaydaas waxaa ka mid ahaa arday Soomaaliyed oo oo dhameystay waxbarashadooda heerka Jaamacaded Dalka Hindiya Ayagoo halkaa ku dhameystay Faculty kala duwan ee waxbarashadeed ayagoo iskugu jiray kuwa " Bachelor " dhameystay shahadada ugu horeyso ee heerka jamacadeed iyo arday heer taqasuseed gaartay Mastered level sida " Science " oo isugu jiray qaybaha Communication and electronic engineering, Bachelor of Science,Bachelor of Computer Applications, iyo sido kale Faculty Social Science oo Arts loo yaqanao ayagoona bartay BA in Economics, BA in Political Science ,BA in Public Administration Bachelor of Commerce,Master of Business Administration,Finance, Master of Computer Science ,Ardaydan Soomaaliyeed ee qalinjebisay ayaanan ahayn kuwii ugu horeeyey balse arday ayaa sidan oo kale ku qalin jebisa sanad waliba dalka Hindiya, arintaan ayaa Dalkeena Soomaaliya iyo Dadkeena Soomaaliyeedba sharaf , hormar,wanaag iyo Rajo fiican u ah. Waana wax lagu farxo oo lgu faani karro heerka aqooneed oo jiilalka cusub ee kor u kacaya mudooyinkan danbe.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.