KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dilka askariga ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw xero milateri oo ay ciidanka Kenya ku leeyihiin degmada Mandheera ee gobalkaasi NFD.
Dadka deegaanka qaarkood ayaa inoo sheegay in dilka askariga ay ka dambeeyeen kooxo hubaysan kuwaasi oo ka qaatay qoriga uu watay kadibna halkaasi uga tagay meydka askariga.
Mandheera iyo Gaarisa ayaa waxaa inta badan ka dhaca dilal kala duwan oo loo geesto ciidamada Kenya ee ku sugan halkaasi,iyadoo inta badan kooxaha fuliya dilka ay goobtaasi ka baxsadaan.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.