Axmed Diiriye: Amisom Itoobiyaanka ayaa ka fiicnaa

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Amisom ee taageera dowlada ay yihiin kuwa arxan ahaan ka liita ciidamadii Itoobiya ee Dalka ku sugnaa sanada ka hor.
Warar Keydmedia Online

" Amisom iyo dowlada waxay isku waafaqeen in shacabka la cuna qabateeyo, waayo waxay xireen wadadii loo marayay Suuqa Bakaaraha, Alshabaab way ogolaadeen in umadda wadada loo furo laakiin Amisom iyo dowlada arintaasi way diideen" sidaa waxaa yiri AXmed Diiriye Cali.

Waxa uu ku baaqay Diiriye in shacabka loo furo wadooyinka si ganacsiga ay u wataan shacabka dhibaateysan ee ku ganacsan jiray suuqa Bakaaraha, waxaana arintan ay timid kadib markii mudo ka badan bil sabab la xiriirta dagaal dhex maray Amisom iyo dowlada oo garba siman ah iyo Alshabaab lagu go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.