Axmed Madoobe & Gaandi $5 Malyan baa ka soo gasha Dhuxusha & Xaalufinta Degaanka

Kismaayo (KON) - Dowladda Soomaaliya oo Qeyla dhaan u dirtay Qaramada Midoobey si ay Gacan uga siiso joojinta Dhofinta dhuxusha iyo Jarista Dhirta oo ah mid aysan Soomaali iyo Caalamkuba u dul qaadan doonin.
Warar Keydmedia Online

2012kii ilaa horaantii Sanadkaan Kooxda Axmed Madoobe iyo Gaandi waxaay Wadamada Carabta u dhoofiyeen Dhuxul dhan Nus Malyan oo Tan.

Si dhuxusha intaasi la’eg loo gubo waxey xaalufiyeen 11 Malyuun oo Geedo soo jireen ah, waxeyna Xaalufiyeen Dhul gaaraya 111.900 oo Hekta, wuxuuna u dhigmaa Dhul la

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.