KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wiilka dhalinyarada ee ay dileen Ciidamada AMISOM ayaa kamid ahaa dhalinyarada danyarta ah ee ka xamaasha gudaha Garioonka dayuuradaha ee Muqdisho.
Marka ay jiireen wiilka Ciidamada AMISOM ma aysan istaagin oo socodkoodii ayay horay u sii wateen, waana dabeecad fool xun oo ay caadeysteen Ciidamada AMISOM ee baabuurta waaweyn ku dhex qaata goobaha ay dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed ey kaga suganyihiin Muqdisho.
Falkaan ey Baabuurta AMISOM u geysanayaan dhalinyarada ku nool hareeraha wadooyinka Muqdisho ayaa noqday mid inbadan soo laalaabtay, waxaana horay u jirtay in sidaan oo kale ay baabuurta Ciidamadu u jiiraan dhalinyarada.
Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.