KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Waxa ay sanadki ay soo jireen u suurta gashay meel marinta arimo dhowr ah ay ugu horeyan dorahadii madaxtinimo ee wadanka ka dhacday, insixinta xukuumada Soomaaliya iyo ka doodista iyo wax ka badalista sharciyada wadanka u yaala.
Qaar kamid ah xildhibaana barlamaanka ayaa sheegay in ay weli ay horyaalin shaqooyin kale oo loo bahan yahay inay meel mariyaan xubnaha barlamaanka wadanka.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.