KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inay iska kaashan doonaan arimo dhowr ah oo kamid ah dhanka xuquuqul aadanaha.
Wuxuu sheegay in sidoo kale ay yeelan doonaan labada Baarlamaan ee Burundi iyo Soomaaliya wada shaqeyn wanaagsan uuna ku faraxsan yahay arintaasi.
Maalintii Axada ayay aheyd markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dalka Burundi ay soo gaareen magaalada Muqdisho kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxda dowlada Soomaaliya.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.