KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dr. Maxamed Cisamaan Jawaari oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maantay oo Arbaco ah uu Ra’iisul Wasaaraha hortagi Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ah u siiyaan.
Ra’iisul wasaare Saacid ayaa markiisii ugu horeysey Baarlamaanka khudbad ku aadan waxbqadka xukuumadiisa ka jeedin doona.
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa 6dii bishaan waxaa magacaabay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.