KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Aqoonyahanada Badda Soomaaliya ee kulanka ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa khubarro, Xeel dheerayaal, Madax iyo Badmaaxiin dhinaca Badaha horay uga soo shaqeeyay, waxaana ka mid ahaa: Eng. Cadde oo ah Bare dhinaca Badda iyo howlaha Kalluumeysiga Soomaaliya.
Madaxda kale ee iyagu ka soo qeyb galay Kulanka waxaa ka mid ahaa:- Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Jan. Faarax Qare, Axmed (Faarax Qare), Eng. Cabdi Jiinow Calasow, Eng. Yaasiin, Axmed Cabdi Xasan (Wataac), Kabtan Mooge, Kabtan C/qaadir iyo xubno kale. Sidoo kale xubnaha ka soo qeyb galay waxaa ka mid ah Aqoonyahanada Badda Soomaaliya ee iyagu ka yimid Dalka dibadiisa, waxaana isbarasho kaddib la guda galay ujeedada kulanka, waxaana khudbad furitaan ah ka jeediyay Guddoomiyaha qabanqaabada kulanka Axmed Xasan Cabdi (Wataac).
Waxa uu sheegay Guddoomiye Wataac in ujeedada kulankan ay tahay sidii Boorka looga jafi lahaa Aqoonyahanada Badda Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay inay yeeshaan guddi ka shaqeeya Dhismaha Urur ama Hay
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.